+252-2-520304 info@apd-somaliland.org

APD monthly Bulleting-May

Nabad iyo Caano,  Warside Bille ah,  May 2015; Cadadkii 1aad,

 

Geedi socodka hawsha Akadeemiga Nabada iyo Horumarka (ANIH) oo 20kii sano ee la soo dhaafay ku hawlanaa xoojinta nabada iyo tayaynta haya’adaha u xilsaaran wuxuu ka bilaabmaa habka cilmi-baadhista wadaaga ah si loo aqoonsado turunturooyinka nabada ku gedaaman. Dhibaatooyinka nabada soo wajahay ayaa lagu soo b andhigaa Kulanka Daneeyaasha Barnaamijka Nabada; oo turunturooynkaa la soo aqoonsaday u kala horaysiiya siday u kala mudan yihiin; isla markaana waxaa la aasaasaa gudi hawsha hagta (STeering Committee) oo xubnaheeda laga soo xulo dhamaan goboladda dalka iyo laamaha ay khusayso. Inkastoo Somalil and ay noqotay dalka 13aa ee ugu nabdoon Afrika; hadana arrimaha nabada turunturada ku noqon kara ee mudnaanta mudan waxaa ka midi ah; habacsanaanta garsoorka,  maamulka iyo muranka dhulka,  gal-daloolooyinka xeerarka doorashooyinka; dib-u-dhaca joogtada ah ee doorashooyinka,  iyo muwaadiniinta oo aan laga talo gelinin go’aamada mamul iyo siyaasadeed.

 

Hadaba,  Akadeemiga Nabada ayaa magalaada Burco ku qabatay Shirweynihii Koowaad ee Dib-u-habaynta Maamulka Dhulka Somalil and; 20-21 Abriil,  2015; kaasoo ay ka soo qayb galeen in ka badan 300 ergay oo ka kala socday gobollada iyo degmooyinka dalka; iyo hay’adaha dawliga ah iyo kuwa aan dawliga ahayn; oo ay ka mid ahaayeen 10 Wasiir, gudoomiyayaal gobol,  xildhibaano ka tirsan goleyaasha xeer dejinta ee dhexe iyo kuwa hoose,  hogaamiye dhaqameedyo; iyo culumaa’u diin. Ka dib labo maalmool oo ANIH ay si buuxda u soo b andhigtay cilmi-baadhisyo iyo filmo muujinaya aafada dhulka, ‘ iyo waliba khudbado,  hogo-tusaalayn,  iyo doodo ergadu is waydaarsanaysay; waxa shirkaas lagu soo gabogabeeyay bayaan 32 qodob ka kooban oo ay ergadu isku raaceen; kuwaasoo lagu higsanyo ka-midho-dhalinta himilooyinka shirweynaha oo ahaa- soo-saarista siyaasada dhulka,  is-waafajinta xeerarka dhulka,  iyo dhisada/tayaynta qaab fullineed ku haboon. Waxaa kale oo laysku raacay qodobo dhiig-joojin ah oo lagu yaranayo xawaaraha afaada dhulka ilaa inta laga biyo-keenayo himilooyinka sare ku xusan,  sida mamnuucida qormaynta tuulooyin iyo deegaamayn beeleedyo cusub,  baabi’nta ceshiimooyinka iyo xidhmo-dhuleedyada,  iyo xaarantimaynta ka-ganacsiga dhulka. Ugu danbayn waxay ergadu isku raaceen qaabka iyo muddada lagu fulinayo 32-kaa qodob (Implemtation raod map).

 

Waxaa kale oo ay ANIH ku guulaystay Abriil 2015 soo saarista Filimo wax ka taraya takoorka iyo Hayb-sooca,  iyo faafinta siyaasada maamul dejinta.’ waxa kale oo ay Gudiga Hagida Dimoqraadiyadu ku hawlan yihiin dib u eegida Xeerarka doorashiiyinka oo uu ugu horeeyo Xeerka Golaha Wakiiladu.

 

Akaadamiga Nabada iyo Horumarka waxaa ka tirsan kooxda Maqal-Muuqalka Awareega (MAVU),  oo ku qalabaysan iskiriinka la buufito (inflammable screen),  kaamarado,  iyo qalab codka lagu duubo oo tayadoodu sarayso,  iyo shaqaale u tababaran baahinta iyo wecyigalinta meelkasta oo Somalil and ah. MAVU waxay kaa caawinaysaa gaadhsiinta macluumaadkaga Miyi & Magaalaba meesha aad ka doonto Somalil and

 

 

 

Peace and Development Monthly Bulletin,  May 2015,  Issue No 1

 

Academy of Peace and Development (APD) has been working to strengthening peace and institutional building in Somalil and for two decades through continuous peace priority review. APD’s operations went through number of steps, ’ which started from carrying out a pillar mapping exercise to identify the current major peace challenges andconvening the National Program Group Meeting (NPGM) to prioritize the identified peace challenge. As part of its working norm APD establisheda 20-member steering committee for each of the three pillars of social reconciliation,  democratization,  and the decentralization pillars at the end of 2014 to provide guidance and oversee the implementation of the priorities.

 

Although Somalil and was ranked as the 13th most peaceful state in African,  the Somalil and NPGM set a number of peace challenges as the priorities for the coming three years, which are weak judicial effectiveness,  l and based disputes,  electoral law gaps and overlaps,  continuous election postponements,  and low citizen policy and decision making participation.

 

As part of the solution,  APD organized the first National L and reform Conference in Burao during April 20-21, 2015, incollaboration with the L and Inter-ministerial Committee,  Technical Working Group,  and House of Representatives Natural Resources and Environment sub-committee. After two days of intensive presentations,  speeches,  deliberations,  and documentary film: the participants issued a declaration that consists of 32 articles. This 32 articles will lead Somalil and toward achieving the three main conference objectives of- formulating national l and policy,  harmonizing the existing l and laws,  and establishing/strengthening enforcing mechanism.While these long-term solutions are under process, ’ participants set a short term fire-fight-style solutions to halt the accelerating l and based disputes, ’ including prohibiting creation of new villages and clan settlements,  get rid of l and enclosures and suspending l and commercialization (buying or selling piece of l and).

 

In addition, APD and the l and reform stakeholders set up a road map with time frame for the implementation of the Burco declaration. The partners also agreed to be part of ongoing participatory l and reform initiative.

 

Also APD achieved other major activities in April 2015 including but not limited to producing minority film and decentralization policy implementation awareness rising. Finally,  APD’s democratization steering committee worked for the House of Representatives law reform.

 

APD has mobile audiovisual unit (MAVU); which equipped with inflammable screen,  latest model camera,  recording devices; and audiovisual experts to carry awareness rising and information throughout Somalil and; including the remote rural areas. MAVU can help every institution to convey information to every target group.